(Akhriso) Guddoomiyaha G/Banaadir oo Wareegtadii ugu horeysay ka soo saaray dhismaha barxadii Ceelgaab

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmia ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee Biyaaso Liibaro ee ku yaalla aagga Ceel gaabta ee degmada Xamar jajab. Eng. Yarisow ayaa hay’adaha ay khusayso ku wargeliyey joojinta hawlaha dhismaha ee socda waxaana … Continue reading (Akhriso) Guddoomiyaha G/Banaadir oo Wareegtadii ugu horeysay ka soo saaray dhismaha barxadii Ceelgaab